WELCOME TO

DARU_RUQYAH

Qur'an Saar & Toobin

Ku soo dhawoow xarunta quran saarka ee DARU_RUQYAH, xarunta bixisa adeegyada Qur'aan Saar iyo Toobinta iyadoo la raacayo hab nidaamsan.

Ku soo dhawoow DARU_RUQYAH

DARU_RUQYAH waa xarun bixisa adeegyo Qur'aan Saarka iyo Toobinta . Waxaan kuu diyaarinaynaa nidaam fudud oo aad adeegga aad rabto uga diiwaangashan karto online.

📖

Qur'aan Saar

Waxaa jira 7, 15 iyo 30 maalmood oo aad ka dooran karto.

🤲

Toobin

Adeegga Toobinka ragga iyo dumarka si gaar ah ayaa loo habeeyay.

📱

Online Registration

Si fudud uga diiwaangeli adeegga aad rabto.

Our Services

Waxaan bixinaa laba adeeg oo muhiim ah.

Qur'aan Saar

7 Maalin — 5,000 RUB

15 Maalin — 10,000 RUB

30 Maalin — 15,000 RUB

View Service

Toobin

Rag — Nin ayaa toobaya.

Dumar — Gabar ayaa toobaysa.

View Service

Ma rabtaa inaad nala soo xiriirto?

WhatsApp nagala soo xiriir si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.

Chat on WhatsApp