Xarun quraan saarka ee DARU_RUQYAH waaa xarun lagu dabiibo walaalaha la dhiban xanuunada ruuxiga waa xarun u adeegta bulshada si naxariis, kalsooni iyo daryeel leh.
DARU_RUQYAH waa xarun quraan saar guud oo loogu talagalay in bulshada lagu cilaajiyo helitaanka daawa dhireeed oo tayo leh, nidaamsan oo lagu kalsoonaan karo.
Waxaan aaminsanahay in qof kasta uu xaq u leeyahay daryeel caafimaad oo wanaagsan, ixtiraam leh iyo adeeg si wanaagsan loo maareeyo.
Xarunteennu waxay ku dadaalaysaa in bukaanka iyo qof kasta oo adeeg doon ah uu helo soo dhaweyn wanaagsan, macluumaad cad iyo adeeg ku habboon baahidiisa.
Daryeel caafimaad oo bulshada loogu adeego si masuuliyad leh.
Waxaan mudnaanta siinnaa daryeelka iyo caawinta qof kasta oo xarunta adeeg ka raadsada.
Waxaan dhiseynaa xiriir ku salaysan ixtiraam, daacadnimo iyo kalsooni.
Waxaan ku dadaalaynaa in adeegyada xaruntu noqdaan kuwo nidaamsan oo tayo leh.
Xaruntu waxay bulshada u diyaarisay adeegyo kala duwan oo caafimaad.
Adeegyo caafimaad oo guud iyo daryeel loogu talagalay bulshada.
Soo dhaweyn iyo daryeel ku salaysan baahida qofka.
Nidaam fudud oo aad ku samayn karto registration-kaaga.
Si fudud u samee registration-kaaga ama nala soo xiriir.